JubalandJobs is a job platform designed to connect job seekers with companies looking for talent. Our goal is to make it easier to access job opportunities and enhance the skills of job seekers living in Somalia and abroad, especially in the Jubaland region.
We believe that the right job and the right professional are
the keys to progress. Therefore, JubalandJobs offers a variety of services,
including:
- Daily
job listings selected from various companies and organizations.
- Training
and professional advice to help you develop your skills.
- Networking
opportunities between job seekers and employers.
Our mission is to be a trusted platform that promotes
professional and economic growth, giving everyone the opportunity to advance
their future.
JubalandJobs – Your career starts here..
JubalandJobs waa goob shaqo oo loogu talagalay
in ay isku xirto shaqo-doonka iyo shirkadaha shaqaalaha raadinaya.
Ujeeddadeennu waa in aan fududeyno helitaanka fursadaha shaqo iyo kobcinta
xirfadaha dadka shaqo raadinaya ee ku nool gudaha iyo dibadda Soomaaliya, gaar
ahaan gobolka Jubbaland.
Waxaan aaminsanahay in shaqo wanaagsan iyo xirfadle sax ah
ay yihiin furaha horumarka. Sidaas darteed, JubalandJobs waxay bixisaa adeegyo
kala duwan oo ay ka mid yihiin:
- Shaqooyin
cusub oo maalinle ah oo laga soo xulo shirkadaha iyo hay’adaha kala duwan.
- Tababarro
iyo talooyin xirfadeed oo kaa caawinaya inaad xirfaddaada kobciso.
- Fursado
is-dhexgal ah oo u dhexeeya shaqo-doonka iyo shaqo-bixiyaha.
Hadafkeennu waa in aan noqono madal lagu kalsoonaan karo oo
dhiirrigelisa horumar shaqo iyo mid dhaqaale, iyadoo qof kasta la siinayo
fursad uu ku horumariyo mustaqbalkiisa.
JubalandJobs – Shaqooyinkaaga halkan bay ka bilaabmaan.
0 Comments